Riyada:
Waxan ku riyooday anoo duulaya waxaan fuulay buur aad iyo aad u dheer magaaladiina iga hoosayso buuruhuna wada cagaar green yihiin yacnii dhulku wuu ahaa giriin
Waxaan kabacdi u duulay xagaasi miyiga oo waxaan tagay meel beero lafalanayo ama beero la beeranayo
Waanku farxay dadkaasi wax beeranayo
Waxaan lahaa bari dhaw waxa dhici doonta in ay joogsadan cuntada dibadu
Waxaana badbaadi doona inta wax beerata
Sidaasi darteed Ana waxaan rabay meel aan beerto
Waxaan tagay hadana meel camuud ama caro fara badan gawaadhi gurayso
Halkaasi waxaa iigu yimid wiil aan walalo nahay iyo rag fara badan
waxaan ku idhi waar hoy wax beerta
Waan kaso dhaqaayay waxan arkay gaadhigaygii oo meesha yaala xagiisan usoo dhaqaay ragii waxay dhaheen gaadhi aduu uma baahnide iska duul waanan ku qoslay
Waanan faraxsanaa waanan soo duulay
Allah mahadleh.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa awood iyo guul, duulitaanka noocan ah waa wax fiican marka lagu riyoodo, teeda kale riyada waxaa laga fahmayaa inaad yeelan doonto dad adiga kuu shaqeynaya, ama inaad noqon doonto qof madax ah oo dadka kormeeraya.