Riyada ninka aan kala tagnay oo guriga ila joogo

Riyada:

Walal Waxaan ku riyoday riyadan mudo 8 bil kahor waxana ku riyoday wiil aan waqtigas kala tagnay lakin riyada dhaxded aan u hestay inaan ahay xaskis.

Waxan ku riyoday aniga oo alab dhaqaya kadib wilki an kala tagnay oo guriga sogalay qolka inta galay dharka iska badalaya lehne waan gursana, aniga riyada dhaxded hadalakas xanuun ayu igu ahaay wana dhibsaday madama an u hestay xaaski Ina ahay, mana u mujin darenkeyga waxan ka baqay inu iga daro, waxana daremayay hadalka inu Ii leyahay si uu i xanujiyo, uma jawabin, sulida ayu aday wusoweysa qatay dharki ayu ku ceshtay kadib miasjidka aan Ada ayuu i yiri anigana alaabtii ayaan sii dhaqayay Ila intaas, jaranjarta ayu ka dagay oo si fudud ayu uga dagay dagdag cml Ane waxan is iri xir albaabka xir weydine  waxan ma run ba, jaranjarta bartamahed Ina istagay ayan ku iri run miya? Haa Somalia aan Ada wan gursana ayu yiri haye aan iri hadaa wanag u aragtay oo nolol gale halkaas, inta dagay ayan madaxa banka u sartay waxan arkay wil yar oo qangar ah daruf ka muqato bananka jogo,  oo asi lasocday waxan is iri muxu bananka iyo qabowga uga sogalin wayay intu weysa qadanayo kadibne isku raci wayen cunuga qabowga loga sotagay aya u naxay. Kadib wan so galay albabka asi ma xiray ani ma xiray ma ogi. Jaranjarta ayan soo fulay. Wilki la socday aya yiri sulida ayaan raba anigana waxan is iri dhaq sulida nadif ma aha inta usan galin. Marka an damcay Ina furo waxan daremay furaha Banaanka inuu wato uu asi ka furi karo. Anigane jaranjarti ayaa aad igu adkatay asigana dhoor furo oo qalad ayuu albaabka ku furaa mana yaqano furaha saxda ah iyo kan qaladka ah   Furo badan ayu wada lakin  1 ayaa sax ah wuuna xanaaqa madama midku ku barobeyo u fureenin albaabka anigana wan la yabay oo waan ogay inu wado furaha lakin kuwa kale oo qalad ayuu barobeyna.  Anigana jaranjarti silac iyo rafad kadib her an isorahdo cafimaad baa qabtaye maxa ku helay tabarta iga tagtay kadib gacmaha ayaan geesaha qabsaday xoog ku sofulay sulidana nadifiyay murayadeeda asigana meshii ayaa igu danbesay jaranjarta dhibka badan ban ku ilobay marki hore wan la yabana lakin musan soo galin guriga asiga kadibne waan soo kacay. Guriga wa Guri lafuri karo qofka gudaha ku jiro kan bankana furi karo hadu furo sax ah wato

Riyada ninka aan kala tagnay oo guriga ila joogo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad kala tagteen inuu rabo inuu kugu soo laabto laakin uu la'yahay waddoo ama weji uu kugu soo galo, aad buu uga fikirayaa inuu mar labaad kugu soo laabto laakin ma awoodo waxaa dhici karto inuu ka baqayo soo laabashada, wuxuuna rabaa inuu naag kale guursado ama niyadda ayuu ku hayaa naag kale.


The dream indicates that the man you divorced wants to return to you but he has no way or face to come to you, he is very much thinking about coming back to you again but he is unable to do so he may be afraid of returning, and he wants to marry another woman or he has the intention to have another woman.


Previous Post Next Post