Riyada anoo qori laygu qabanayo oo laygu dhegan yahay

Riyada:

Asc mudo ayaa isugu ken danbeysay allaha kubarakeye iifasir riyadan waxan ku riyoday riyo nu cana ano lugeynayo kaligey san qiyasayana jogo dhul galo nin wajiga udubanyahay ayaa qoray dhabarka iga saray anon garaneyn woxow igu heysto waxan iri ano calacalaya alle ayaa igu og waxba mahaleyn iska keyda wuu ideyn diiday babuur mel utagna dadkale ey sarayen ayuu isray dadkan garanayey wan ujedaa uma qeylinkaro waan soconay mel lamiga jam kayahay ayan tagnay kadibna garigii wan iska turay qorigiina wuu igaso daba dhacay wan qabsaday waana xabadeyey isogo cararaya ayan kabad kudamiyey wana baa be en ana qoray ayan la ag istagay askarta iguma so lexanayan hadan uyero xate ninkalo somaliya oo uhubeysan ayaa iiyimid difac ayan wada galnay waxan layabay askarta an iweydineyn qabka wax udhecen ee i agmareysa

Riyada anoo qori laygu qabanayo oo laygu dhegan yahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal iyo dhibaato aad la kulmayso, waxaa laga yaabaa inaad gasho fasar tahriib ah ama in aad aaddo meel aadan garanaynin,  Ilaahay hakaa ilaaliyo sharta.


Dreaming describes arguments and wars and problems you are experiencing, you may enter into a transit disorder or to go to a place you do not know, God forbid






Previous Post Next Post