Riyada qofka oo ku dhumayo meel aan la garanaynin

Riyada:

Asc iisheg riyada dhumida meladan garaneyn adan kalaban karin bundoyin dher go an guryo qabyaa dhismoyin qadimiya wadado so dhamato adoo mel dher saran

Riyada qofka oo ku dhumayo meel aan la garanaynin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa jahawareer iyo inay kugu adkaan doonaan arrimo badan oo aad fulin rabto, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay naftaada inaad hagaajiso oo aad waddada saxda ku kaxayso.

Dreaming describes chaos and that will be difficult for you in many of the things you want to accomplish, and the dream also indicates that you need yourself to improve and drive you on the right path.
Previous Post Next Post