Xaaskayga ayaa ku riyootay wiil hooyadii aan kala tagnay oo ii yimid

Riyada:

ASC Walla waxad noo fasirtaa xaaskayga ayaa kuriyootay xalay will aan dhalay oo hooyadii kala tagnay  oo dibad jira inoo yimid xafadayda isagoo iraacnayo ,

Waxaane lasocday hooyadii iyo ninka hada qaba wiilkaygaas hooyadii kadine ay Soo fadhiistayn qulka fadhiga ah ,

Waxaane leedahay iyadoo aniga ila hadlaysa sowkan wiilkaagi yimid waa sidaad sheegaysay  oo isgaa ku soorad saday ,

Wiilka waxaa nakala qarisay hooyadii oo aanba ii ogolaynba gabigiisaba ,

Inshallah noo soo fasir khayr alahaa kadhigo.

Xaaskayga ayaa ku riyootay wiil hooyadii aan kala tagnay  oo ii yimid

Fasirka:

Waa riyo bishaaro ah walaal waxay tilmaamaysaa farxad oo aad kala kulmi doonto wiilkaaga sidoo kale ilmahaaga guud ahaan, waxaa kuu hirgalayo waxyaalaha aad jeceshay oo khayrka ah iyo xiriirka qaraabada.

Waxaa kaloo riyada laga qaadanayaa xaaskaaga aad la joogto inay ilmo wanaagsan ay kuu dhali doonto.


It is a good news dream brother, it indicates happiness that you will experience with your son as well as your child in general, the things that you like and the good things and relatives will come true. It is also taken from the dream that your wife will give birth to a good child.


Previous Post Next Post