Riyada oo lugta dirxi ka soo baxbaxayo

Riyada:

Asc walaalo 

Waxan ku riyooday iyada oo  lugtayda halka canqowga dirxi ka soo baxbaxayo oo ay si  xun ii xanuunayso

Riyada oo lugta dirxi ka soo baxbaxayo

Fasirka:

Waa riyo tilmaamaysa in qof ku xasdayo oo ku wareerin doono waxyaalo badan ayaa ku qabsan doono murugo iyo rafaad waxaana sabab u noqonayo qof xun oo sixiroole ah ama sixirka kuu adeegsanayo, marka si aad uga badbaaddo arrintaas ku dadaal quraanka inaad akhrisato iyo salaadda.


‏It is a dream that indicates that someone who is envious of you and will confuse you with many things will make you sad and suffering and the reason will be a bad person who is a witch or using magic on you.



Previous Post Next Post