Riyada nin dhintay oo geed hoos fadhiya oo qoslaya

Riyada:

Waxaan joogaa itoobiya waxaane ahay shaqaale dowladed xaasne waan leeyahay iyo caruur maansha allaah,

Hadaba alahaa ku barakeryo aaqiro iyo aduuba we waxaan ku riyooday aniga iyo will aan walaalnahay anagoo secona ayaan ku Soo baxnay nin dhintay oo aan naqaano  oo waa dhawayd  dhintay  isagoo geed qalaalan (qod) ah hoos fadhadhiya oo abaar ah boodh ah lkn isagu oo labisan yahay uune qoslayaa ,

Kadib wiilkii ayaa igu yidhi  waa hebel kadib waan salamay isagune uu igaqan qaday ,

Kadib wuxuu igu yidhi waxaa lagu dhuftay kalida ,

Waan katagay oo an siiwadanay socodkii , geeridiisiine waan kanaxay oo silama filaan ah ayaay igu noqtay haday khayr leedahay ii Soo fasir adigoo mahadsan insha allaah

Riyada nin dhintay oo geed hoos fadhiya oo qoslaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu duco u baahan yahay oo xaalkiisa sidii la rabay aan ahayn Ilaahay naxariistiisa ha galiyee, adigana waxay kuu tahay digniin inaad ku dadaasho camalka aakhiro oo ah kan ugu muhiimsan uu qofka sameeyo.


The dream indicates that the person needs prayers and his situation is not as it should be, but may God grant him mercy, and it is a warning for you to strive for the hereafter, which is the most important thing for a person to do.


Previous Post Next Post