Riyada:
Wiil xidhidh naga dhaxeyey Oo anu kala hadhany Ay ku riyooday. 2 wiil Oo yaryar ba mesha yaal anigiyo inan kala 2 carur kala qabany wiilka kale wax dhaly inderki Kaazina wiil cadiya ayuba leeyahy kadipna markii midkayba mid dhabta ku qabatay aya ogaaday inu dhalay wiilki anu xidhidhka lahan jirnay cabar mrkanu u hyey ayey utimid hoydi gurigoda Ayan uso racay ano isaga iska eegaya mise guriga nadafa disa aad u xun qashinka urta wad yaabi kadipna Way is layey 2 doodiba macnha wiilki iyo gabdhizi
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas in xiriirkiina soo noqon doono oo uu kuusoo dhowaan doono ama inuu dan kaa leeyahay inaad wax u qabato way dhici kartaa inaad is guursataan.