Riyada:
1. Ano qawaan jamcda joga o glasska dhexdisa ku maydhnya gursi isku gudbyo lkn cidna i arkayn
2. Ano wado ku maydhnya zhptyna i maydhyso mrkan dad arkay soo carary lkn yadu isku kay gudbtay layna arag
3. Ano meel isku qaawiyey wiilal badan tagan yihin lkn aanay ineegin
4. Ano musqul ku maydhanyo Oo layga eegyo dalool an an xidhanhy goograd an kor uqaday ila kilkilda kadipna an ka so baxy intan cayey ku i egay
5. Ano wado ku xaajo gudnay lkn wiilal an garanyo i eegyan lkn wxpa any iga arkayn
6. Ano zhptay cawrdeda arkayo kadipna an ku odhanyo maro isi saar
Fasirka:
Riyooyinkan oo dhan waxay tilmaamaan fasir aad isugu dhow waa digniin waxaa lagaaga digayaa fadexaad weyn oo ay dadkoo dhan ogaanayaan iska ilaali in lagaa qaado sawir xun waayo riyadan kugu soo noqnoqotay caadi ma aha marka iska jir in wax lagaa qaado.
Daawo faahfaahinta riyada qaawanaanta