Haddii aad riyo aragto oo aad u baahan tahay si gaar ah in laguugu fasiro waxaad kusoo diraysaa emailkan:
daruurweb@gmail.com
Fiiro gaar:
Riyada soo faahfaahi adoo sheegaya xalaaddaada haddii aad tahay lab ama dheddig ama qof xaas leh ama qof aan xaas lahayn, xaaladda aad ku sugan tahay waa lagama maarmaan waayo fasiraadda saxda ah ayay nagu caawinaysaa.