Riyada:
Acs walaal waxan kuriyody qof aan aqaano oo iskudhacnay oo ikenaya macan iyo dhar cagaran dharka waan gashaday waan kufaraxsana walal ilhaay hakuxafido.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nabad iyo ammaan, qofkaas waad heshiin doontaan wuuna ku raalli galinayaa marka riyada waa khayr inshaa Allaah.