Riyada:
Asc walal waxa raba Ina ifasirto riyadan lo' ku eeryaneso ama kugu soo ordeso maxey tahy micanheda.
Fasirka:
Riyada lo'da waxaa lagu fasiraa sanadka, haddii lo'daas oo kugu soo ordeyso ay tahay lo' cayilan oo barwaaqo ka muuqato waxaad helaysaa nolol barwaaqo leh haddii ay tahay lo'daas lo' xayeesi ah oo caato ah waxaad la kulmaysaa sanad xoogaa shiid ah marka riyada lo'da inta badan sidaas ayaa lagu fasiraa.