Fasirka riyada dhaqitaanka timaha

Riyada:

Anigoo timaheyga dhaqaya ifasir walaal.

Fasirka riyada dhaqitaanka timaha

Fasirka:

Riyada dhaqitaanka timaha waxay tilmaamaysaa nolol nadiif ah iyo khayr badan sidoo kale qofka inuu ku toosnaanayo waddada saxda ah waa riyo aad u fiican.

Waxaa kaloo ay tusinaysaa qofka inuu ka caafimaadayo wixii jirro uu ka sheeganayo.

Previous Post Next Post