Riyada:
Waxa ifaisrta wallkay mugidga badana ku riyooda markastoo aan seexda mugdi le arkaa ano dhaxsocda ifasir.
Fasirka:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof aad u fikiro oo la kulmay murugo badan, waxaad dareemaysaa kalinimo waxaad u baahan tahay qof ku dareemo oo qalbiga kuu dejiyo, marka Ilaahay hakuu gargaaro oo khayrka iyo wanaaga ha ku waafajiyo shartana hakaa qabto.