Riyada:
Acs wll waxan raba riyo inan ba isodhibatay waxay kuriyotay wiil ay xidhidh leyahin oo waalan isaga walakiiba waxau kudhahy adiga ayaa waalay wiilka ee haay waxay dhahay waan yabanaa waxau soo kaxaystay diyaarad waxau rabay inu saro diyarada yaduna way yabanayd wll wad mahadsantahy riyoyinkan kusowyidiyi ee iga sojawabtiy ilhy khir hakusiyo akhira iyo aduunba ilhy hakubarakeyo
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu aad u jecel yahay gabadhaas oo uusan ka maarmin haddii ay guur diyaar u yihiin dhaqsi ha isu guursadaan.