Riyada:
Asc wallkay waxa riya ku arkay anigo 3 jeer koob bakeeri jabinaya iafasir adigo rali ah xili subaxnimada 10.00 ahed riyada ku riyonayay.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaaysaa inay kula soo gudboonaanayaan arrimo murugo xambaarsan sidoo kale niyadjab aad u daran inaad la kumi doonto, riyada jabinta koobka ama bakeeriga waxay tilmaamaysaa arrintaas.
Marka ku dadaal xuska Alle iyo ducada iyo quraan akhriska si Ilaahay kaaga badbaadiyo wixii dhib ah.