Riyada:
walaal labadn riyaba yada isodhibatiy riyadan waxay dhahday waxau i geeyey meel aad quruxbadan waxau tusaya xidigo ad quruxbadan waxay dhahday waxau sinaya ubax iyo mobil qaliya waxau soqaday qalin iyo waraq waxau kuqoriy magaceda walal ilahay hakuxafido isojawab wll.
Fasirka:
Walaal riyadan isla macnihii ayay tilmaamaysaa wiilkaas inuu gabadhan uu rabo oo uu jecel yahay oo uu guur ka rabo, marka sidaan kuusoo sheegnay waxaa habboon inay is guursadaan intay qalad gali lahaayeen.