Riyada:
acs wll riyadan inanba isodhibatay waxay kuriyotay wiil ay xidhidh lahanjiren oo iyada radinaya waxay dhahday iyaduna way diday isaguna u isgubay waxay dhahday waan naxay waxay dhahday dadku way arkayan laakin umaimanayan iyada bakhtisay waxa lagu dhahay na wuu waalan yahay waxay tagtay guri kale ukabaimid ilhy hakubarakeyo wll
Fasirka:
Walaal riyadan waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu gabadhan aad u rabo oo uusan ka maarmi karin marka waxaa u fiican inay guursato haddii wax reebaya aan jirin.