Riyada:
Waxan kuriyody wiil aan xidhidh leenahay oo kursi cagaran igu fadhisiyay oo timaha ihagajinaya keeg cad isanaya timahu way quruxbadnayen anigu na waxan kufaraxsana timaha sidu igu hagajinayo ilahay hakubarakeyo muqalada wan kalely wan dhagista wa Ramadan ne cibada ilhay hainaga aqbalo wll ilhy hakubarakeyo muradkaga hakufudiiyo isojawab.
Fasirka:
Walaal riyada waa riyo tilmaamayso inaad heli doonto qof aad kuu daryeelaya oo nolol fiican aad la wadaagayso. waana qof si fiican kuu tixgalin doono, haddii aad doob tahay waa guur haddii aad xaas tahayna ninkaaga ayaa Ilaahay kaaga dhigaya qof aad kuu jecel.