Riyada qosolka maxay tahay mar walba aan ku riyoodo

Riyada:

Waxan singal dhamaysay jamacad joogta gurigooda 

Riyadu waxeeye riyo qosola marka aan seexdo xilikasta ay noqoto waxan arkin ano qosolaya ama dholacadaynaya markaa hada markaan habeeno badan oo isku xigxiga aan arkay waan ka shakiyeey marka bal waxay tahay ii fasira

Riyada qosolka maxay tahay mar walba aan ku riyoodo

Fasirka:

Qosolka hadduu yahay dhoolacadeys waa farxad aad heli doonto haddii uu yahay qosol cod dheer oo si jeesjees oo kale ah waa murugo iyo musiibo daran.


If the laughter is a smile, you will find happiness; if it is a loud, sarcastic laugh, it is sadness and disaster.


Previous Post Next Post