Riyada dameer madow ceyrsanayo maxay tahay

Riyada:

 Waxan ku riyoday anigow dameer madow oo geeso leh i ceyrsanaayo markas waan ka cararay guriga ayn kagalay markas wu iga so dawa galay kadib kuriga wxaa ku yalay aqal Somali aqal somaligi karkisa ayn kafuulay damerkii na dhuulka ayuu jogay.

Riyada dameer madow ceyrsanayo maxay tahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo dabagal iyo rafaad inaad la kulmeyso waliba waxaa ku dhibaya qof jaahil ah oo caqli aan lahayn, marka iska ilaali dadka xun xun.


The dream indicates trouble, persecution, and suffering that you will face, and you will be troubled by someone who is ignorant and has no sense, so avoid bad people.

Previous Post Next Post