Riyada suud buluug aan isku cabiyaro

Riyada:

Waxad kaloo aad ii fasirtaa anigoo iibsanya suudh waxan isku cabiray suudh midamkiiso yahay buluug cirkoo kale kadib markan xidhay ee isku cabirayay ayaan idhi kani waaba kii aan siiyaay sheekh maandhe  waa sidee waxaan ka gonaa guluus midakale waxaa yara jexnaa gacanta midig soodhka ,

Waxaan lahadalay ninkii iga iibinayay kan marabo uu jexan yahay ee noocas oo kale isii nashaqad  qurux badan lkn way dhamadayn igadaa ayaan ku idhi ,

Riyada suud buluug aan isku cabiyaro

Inshallah

Fasirka:

Riyada waxay xiriir la leedahay mustaqbalkaaga waliba dhanka shaqada suudkaas wuxuu noqon karaa shaqo kale laguu soo bandhigi doono oo aad ku nici doonto ceeb ay leedahay guud ahaan ma aha riyo xun.

Previous Post Next Post