Waxaan ku riyooday nin ifuray mar walibo anigoo shuminaayo ama kudhagan

 Riyada:

Waxaan  ku  riyooday  nin  ifuray  mar walibo  anigoo  shuminaayo  ama  kudhagan.

Waxaan  ku  riyooday  nin  ifuray  mar walibo  anigoo  shuminaayo  ama  kudhagan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu ku rabo oo laga yaabo inuu mar labaad ku soo doonto, shumiska iyo ku dhegidda aad ku dhagayso waa xiriir cusub idin dhex mari doono waxaa laga yaabaa inaad mar labaad is guursataan, guur cusub guud ahaan riyada waa riyo fiican.


The dream indicates that man wants you and may want you a second time, candlestick and sticking to it is a new relationship between you you will probably get married again, a new marriage in general the dream is a good dream.

Previous Post Next Post