Riyada injir fara badan madaxa laga soo daadinayo

 Riyada:

Haduu qof ku riyoodo timaha injir buxa oo injirta tinka an kaso daadinayo maxay u tagantahay Injir aad u faro badan

Riyada injir fara badan madaxa laga soo daadinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa murugo iyo dhibaato oo qofkaas riyada arkay qabsan doonto, wuxuu ku dhibtoonayaa siduu u xallin lahaa dhibaatadaas soo gaartay isaga.
Dhibaatadaas waxay kaga imaanaysaa dad aad u liito.

The dream describes sadness and suffering that person who has seen the dream will capture, he is struggling to solve that problem that has come to him.
That problem comes from people who are very poor.

Previous Post Next Post