Waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo

Riyada:

Shiikhow riyaan donyaa Inaad I fasirto Hadii alle raali ka noqdo insha allh waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo oo ay isiinanyaan hooyo iyo xaajiga  anan is ridayay si kas  ah

Waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo niyadda kaa qasaya inaad arki doonto, waa riyo la xiriirto dood iyo dhibaato aad lugaha la gali doonto, waxaana soo galaya hooyadaada marka iska jir wixii dhib kuu keeni karo, waa digniin.


Dreaming describes things that disturb your mood that you will see, it's a dream that's related to arguing and struggling with your legs, and it comes in with your mom.

When avoiding anything that could cause you harm, it is a warning.



Previous Post Next Post