Riyada mooska iyo ukunta waa maxay

Riyada:

Mida kale walaal mar walba waxan ku riyoodaa  anigo ukun ibsanyaa oo karsanyaa iyo  anigo moos ibsanyaa oo inta lay jar jaro sonkarna laygu daro an qadaynyo.

Riyada mooska iyo ukunta waa maxay

Fasirka:

Riyada waa riyo fiican, mooska iyo ukunta waa cunto aad u macaan, riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr badan aad heli doonto mustaqbalka.

Haddii aad doob tahay waad guursan doontaa, waxaad heli doontaa nin aad u qurux badan oo hanti badan leh.


The dream is a good dream, bananas and eggs are very delicious food, the dream indicates prosperity and good things that you will get in the future. If you are single you will get married, you will find a handsome man with a lot of wealth.

Previous Post Next Post