Riyada hooyo oo ooynayso nin aan kala tagnay ka hadlayso

Riyada:

Hooyo  oo  dhimatay  ayaa  waxey  leedahay  nin  kaan  ilma  ayaa idinka  dhaxeeyo  wixii  ka  hoos ah maya  weyna  ooy ney saa  oo hin  ilinta  ka daa daneyso  wey fadhidaa markaasna  dul dul  ayey  u dhecee Ninkane waa kalataknay.

Riyada hooyo oo ooynayso nin aan kala tagnay ka hadlayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa furiinka inuu qaldanaa, ninka iyo adiga inaad kala tagtaan ma ahayn oo ilmaha aad dacaydaan. haddii aad awooddo ninkaas ku noqo iska illow wixii gaf idin dhex maray.
Hooyadaada waxay kula jeceshay wixii wanaagsan oo dantaada ku jirto iyo danta ilmahaaga.
Waxay riyo kugu sheegtay wixii ay kuu sheegi lahayd iyadoo nool Ilaahay ha u naxariistee.


The dream indicates that the divorce was wrong, it was not for the man and you to separate and It was not the child that you are destroyed. If you are able to return to that man, forget the mistakes that have happened between you.
Your mother loved you for what was good in your best interest and the best interests of your child.
She told you in a dream what she would tell you while she was alive.







Previous Post Next Post