Riyada hooyo oo lacag gabaati qeybinayso

Riyada:

Waxan ku riyooday hoyaday oo lacag badan qaybinysa oo la leyhy waa gabaati, ama meher gabadh laga bixiyaya. waxay wacaday nin la leyahay waa xildhibaan,Mayar, dad aduu madxa, iyo kuwa kale oo badan, oo wax isku nahay, waxay ku leedahay 100 dollar soo dirso, aan lacg kuso raaciyee, ama shaah ban kuso dirya by ledahay, waxay u dirysaa dadkoo dhan lacag badan, kadib wxn idhi lacgtn waa many wxaa lygu idhi waa gabaati, laga bixiyay gabdh aan walaalo nahay oo iga weyn oo rer leh oo gabdh haysta imika.

Riyada hooyo oo lacag gabaati qeybinayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn oo aad la wadaagi doonto hooyadaada. waxaa dhici karto inay guur tahay farxaddaas.

Lacagtaas ay qeybinayso waa khayr aad heli doontaan.


The dream indicates great happiness that you will share with your mother. It may be that happiness is marriage. The money she distributes is good for you.



Previous Post Next Post