Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto

Riyada:

Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto 🍫 aad u badan, aan cunayo hoyaday iyo ciyaal edo u ahyna aan wax ka siinyo, isku habeen ban ku riyody.

Waxaan ku riyooday anoo haysta Chocolatelto

Fasirka:

Riyada waa riyo tilmaamayso farxad iyo guul, waxay u eg tahay riyada hore aan kuu fasiray.

Waxaa dhici karto inay tilmaamayso guur fiican oo farxad wata.


The dream is a dream that indicates happiness and success, it is similar to the previous dream that I interpreted for you. It may indicate a good and happy marriage.

Previous Post Next Post