Riyada nin is gubayo iyo isla gabadheyda meesha isku gubeyso

Riyada:

Walaal waxaa rabay guri aa daganhy abaa nin isku gubaa wax yar ka dib gabadheyda oo 10 jirto oo cancer qabto aa is gubeyso isla meeshi ninka isku gubay ciyaal nah ma dhalin gabr madax banaan aa ahay.

Riyada nin is gubayo iyo isla gabadheyda meesha isku gubeyso

Fasirka:

Waa riyo daran oo naxdin leh, waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato oo xoog badan oo aadan u adkaysan karin.

Ilaahay hakaa badbaadiyo riyadan waxa ay wadato.


It's a stark and tragic dream, it hints you'll get into a crisis that's stronger that you can't bear and brings you to a raft and trouble.

May God save you.


Previous Post Next Post