Riyada anoo bas saaran oo nin faraanti ii galinayo

Riyada:

Tan wax waaye Ano bas saaran  dadka ila saaan dhan wey I yaqaanan Ani ma aqaan Marka niman baa faranti in ee Ii galiyaan rabaa lkn dadka weydiidayan mid kle aa Ii galinaayo xaas Oona qabaa xaaskiisa rali ee ku tahy dadka nh wey Ii ogoladeyn sidaas oo farantiga Ii ku galshay marki ka bacdi nh ma arkin

Riyada anoo bas saaran oo nin faraanti ii galinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa guur, qof ayaa guur kuu soo bandhigayo, waxaa laga yaabaa dadkaaga qofkaas inaysan raalli ka ahayn.
Oo guurkaas ay diidi doonaan laakin marka ugu damabayso waxaa laga yaabaa inuu ku guulaysto oo guurka uu dhaco.

The dream indicates marriage, someone is proposing marriage to you, maybe your people are not happy with that person. And they will reject the marriage but in the end he may win and the marriage will take place.
Previous Post Next Post