Riyada anoo chocolate la ii keenay oo cunaya

Riyada :

aniga iyo gabdha aan jamcda zxp ku nahay ayaa wxa I keentay chocolate 🍫 kadib aana furay oo cunaya aad ayay ku macanyd kaib wxy igu tiri wxaa ii keenay wiil aan xidhiidh leenahay, waxnu fadhinay meel sees ah kadib wxaan argnaa rag badan oo meel aqal soomali ah fadhfdhiya oo badan ,kadib wxay tiri meesha meher baa ka dhcaya o inan ba la bixinyaa ee meherkaynu dawnaynaa,kadib anaoo fadhina meeshii bn aragny kurayo soo socda deto wxn ka baqnay inay mopilda naga qaadan wn ka tagny meshing.

Riyada anoo chocolate la ii keenay oo cunaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad farxad leh oo aad ka qeybgali doonto, way dhici kartaa inay noqoto xaflad aroos ama munaasabad kale oo fiican.

The dream hints at a happy event that you will attend, it could happen to be a wedding ceremony or some other nice occasion.

Previous Post Next Post