Riyada anoo keeg macaan badan cunayo

 Riyada:

 wxn ku riyooday iyadoo  aan cunyo Keeg buufisan,ama cream leh, oo aad u mcaan,qofna ii hyo ana aad u cunyo markaa qofka I hayay  keega walshay Baan u malynayaa inay ahyd.

waxaan ahay gabadh aan wali guursan, xaldaydu waa OK,

Riyada anoo keeg macaan badan cunayo

Fasirka:

Waa nolol fiican si fudud aad ku helayso waxayna u badan tahay inaad guursan doonto nin lacag badan haysto, waa riyo fiican.

It's a nice life easily you're getting and you'll probably marry a guy who has a lot of money, it's a good dream.

Previous Post Next Post