Riyada anigoo sooman oo imaamka masjidka i hoos fadhiya

Riyada:

Waxaad ii Soo fasirtaa habeen habeen hore waxaan ku riyooday anigoo sooman oo aan iimaamka masaajidka oo ihoos fadhiyo anigane taganahy oo uu leedahay waad iga fiican tahay hadaad soontay oo aan madax usalaxaya sheekha waana isnaqana sheekha iimaamka masaajidka oo  saxiibo nahay masaajidkane xidhiidh ayaan laleeyahy xaga cibaadada insha allaah ii Soo fasar

Riyada anigoo sooman oo imaamka masjidka i hoos fadhiya

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso inaad Ilaahay u dhowdahay oo aad tahay qof ku dadaalayo taqwada iyo towxiidka.
Riyada waa riyo fiican oo daliil u ah heerka aad ka taagan tahay ku dhaqanka diinta.


It is a dream that indicates that you are closer to Allah and that you are a person who strives for piety.
The dream is a nice dream and evidence of the extent to which you stand in religious practice.

Previous Post Next Post