Riyada dhar laguu keenayo maxay tahay

Riyada:

Acs sheekh    waxan kuriyody    qof ikenaya  dhar cusub   o ad uqurxbadan    qofku   isaga dharka ixidhay    marku dahabka ixidhay  waxan kariniy   cunto an masakinta     uqabinay  sheekh    maxay kulatahy  ilhy hakubarakeyo.

Riyada dhar laguu keenayo maxay tahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa guur ninka dharka kuu keenaya oo dahabka kuu xiraya wuxuu astaan u yahay ninka mustaqbalka aad is guursan doontaan waa khayr inshaa Allaah.


The dream indicates marriage the man who brings you the clothes and wears the jewelry for you is a symbol of the man you will marry in the future is good in the hope of Allah.






Previous Post Next Post