Riyada dameero haweeney cuni rabo

 Riyada:

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Shiikh Alaah haku barakeeyo 

Riyadaan soo fasir 

Waxaan ku riyoodi ayey tiri dameero rabo inay i cunaan

شكرا جزيلا

Riyada dameero haweeney cuni rabo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa niman aan xishoonin oo dadka xanta oo wax xun ka sheega oo aan wax fahmin oo jaahiliin ah.

The dream describes men who are not shy and gossip about people and say bad things and do not understand and are ignorant.

Previous Post Next Post