Riyada ninka i furay oo walaalkeyga lasoo xiriiraya

Riyada:

Wll habeenkalana waxan ku riyoday ninki ifury oo wllky la hadlaya oo tilifonkala hadlaya wll marka wuu faraxsanyahy ninka iyo wllky way isnacebyihiin cadi ahaan kadib anoo meel jifa oo farantigayar ee lagu wardiya kuwardiyaya ayuu iyimady wllky waxanu igu yidhi wll ninki waxu yidhi ilmayar canihisa iyo cafimadkisa iyo waxkastu ubahdo aniga iwaydiya sasuyidhi ayuu igu yidhi cadiahan ilman uhayaa ninka lkn wuu diiday inu xidhidhiyo adna wuu igu dulmiyaa o xata ima xidhiyo ifasir bal sheekh

Riyada ninka i furay oo walaalkeyga lasoo xiriiraya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaaysaa inaad ka maqli doonto ninka adiga ku furay warar xaalkiisa la xiriiro Ilaahay khayr haka dhigo.

The dream indicates that you will hear from the man who divorced you news related to his situation.

Previous Post Next Post