Riyada anoo isku qurxiyay makeup oo nin sugaya

Riyada:

Sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo qol hurda ku jira oo sarir qurux badan iyo kabadh wada murayada an ku jiro kadib waxan marsanayaa maykab dumarku isku qurxiyaan waxanan umarsanayaa oon leyay wuu soosocdaa nin an hada kahor kala tagny waxan leyay riyada dhexdedi alh man tukan ee hadhwo ayaan iska maydhi isla marka waxan leyay marku yimadan soomaydhanayaa maykabkiban iska marsanayay wll bal ifasir

Riyada anoo isku qurxiyay makeup oo nin sugaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa kulan aad la yeelan doonto nin adiga ku rabo, wuxuuna kaa mashquulin doonaa cibaadada, waa riyo la xiriirta  shukaansiga raga iyo dumarka dhex maro.


The dream describes a meeting you will have with a man who wants you, and he will keep you busy with worship, it is a dream related to dating between men and women.



Previous Post Next Post