Riyada anoo dhago gashanayo oo muraayad isku fiirinaya

Riyada:

Acs sheekh waxan kuriyody  aniga odhago   dahaba  gashanayo o an murayad isku egayo       wn kufaraxsana  dhagaha ad bi uqurxbadnayen    qof an aqano  marbadan  isoqaracaya  wll maxay tahina

Riyada anoo dhago gashanayo oo muraayad isku fiirinaya

Fasirka:

Waa guul aad gaari doonto oo farxad weyn wadata waa riyo aad u wanaagsan, waxaad noqon doontoo qof aad loo qiimeeyo.


It is a success you will achieve and with great joy it is a very good dream, you will be a very valued person.


Previous Post Next Post