Riyada wiil shukalaato macaan badan i siinayo

Riyada:

Acs  sheekh waxan kuriyody    will an aqano  o  ikenaya   shukulato     ad umacan anigu na wn cuny     isaga hoyadiba waxay igu dhahdiy  waxad ikarisa basto wn ukariyi   wll maxay noqonisa ilhy hakubarakeyo

Riyada wiil shukalaato macaan badan i siinayo

Fasirka:

Waa riyo tilmaamayso xiriir idin dhex mari doono adiga iyo nin ku rabo, waliba waa ninka ku guursanayo oo aad guri yeelan doontaan oo aad ku martiqaadi doontid hooyadiisa.


It is a dream that indicates a relationship between you and a man who wants you, it is also the man who marries you and you will have a house and you will be invited to his mother.


Previous Post Next Post