Riyada ilmaha maalin ciid ah oo qaamiis aan u xirayo

Riyada:

Asc Shiq Waxaan ku riyoday 2 deeda wiil  xili subax ey tahay sulida geyay oo an rabo Inaa u cadeyo. Anka oo kujirno  sulida gabar daris nahay so gashay guriga carurtina iney adan aye raben Waxaan ku iri ma baxeysan hada waa ni nadifina kadib aa baxeysan. Marka kadib waxan go ansaday inaan u cadeyo Una qabeyo gor aan u cadeyay ma ogi Waxaan arkay anaka oo bananka jogno caruurtana an usoqabeyay dhar nadiif ah oo qamiis cad ah ayan usogaliyay 2 wiil waxaana arkay iney tahay Malin ciid kadib waxan arkay qof dumar ah oo i leh maxaad ugu sogalisay caruurta qamiis. Inta la yaabay ayaan is iri waa ciid manta waxa ugu fican oo la xirto waa qamiis. Kor Ina u qaday iyo hos ma ogi lakin nagti waxey igu tiri hadana waa caruur ma cayarikaran cml. Uma jawabin tas dadki aan firiyay carur iyo dadka badan oo mesha maraayo waxey watan wa dhar caadi ah oo midibo badan. Lakin waxan ku qanacsanaa qamiska carurta wataan. Maa dama ey ehed maalin ciid. badnaa aniga walwal aya i hestay iney carurta iga lumaan ayakane meel walbo aye ku dheelayen. Tar ha iga dheranina Ila socda ayaan iri carurta kadib mid yar an dhalay ayan arki wayay. Kadib mid asi la eg lakin aan wijigisa quruxsanen ayan gacanta qabtay aniga oo u hesto inu yahay wilkeyga waxana la yabay cunuga ya qamiska ka badalay ya dharkisa ka badalay aan is weydiyay kadib wijigisa markan si firiyay maba aha wilkeyga inta naxay ayan ka fuqay gacanta wilka kadib waxan arkay ki an dhalay oo cayaraya oo dharkisa wato gacanta kasoqabtay oo wan helay hurdadina wan ka kacay.

Riyada ilmaha maalin ciid ah oo qaamiis aan u xirayo



Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ku dadaali doonto ilmahaaga waliba dhinaca diinta iyo ixtiraamka, laakin waxaa jira dumar oo xaasid ah oo kaa maseyraya oo aan khayr kula rabin.

Marka waxaa lagaaga digayaa inay ku wareeriyaa ama ilmahaaga ay kaa duufsadaan.


This dream indicates that you will strive for your child in terms of religion and respect, but there are jealous women who are jealous of you and do not want good with you.

When you are warned to confuse you or change  your child.





Previous Post Next Post