Riyada karfan laygu xiray oo la leeyahay waad dhimatay

Riyada:

Wll waxan ku riyoday ano nol oo karfan la ixiraya oo la i leyahay wad dhimatay isla riyadi dhaxdeda waxan hadana ku riyoday ano la i leyahay waa lagu toganaya oo tirka la igu xiraya ii fasir maxay ka turjumeysaa wll allaha ku barakeye adun iyo aaqiraba.
Riyada karfan laygu xiray oo la leeyahay waad dhimatay


Fasirka:

Riyada waxay sheegaysaa arrimo adiga kuu keeni doono walwal iyo cabsi, taasna waxaa sabab u ad dadka aad ku dhex nooshahay oo aad isku dhacaysaan oo aad la dagaallamayso iyagana aad kuu fogeynayo oo kula dhaqmayo si qof dhintay oo kale.

Dream tells things that will cause you anxiety and fear, and that is because of the people you live in and you are clashing and fighting each other and you are fighting and they are putting you away and treating you like a dead person.

Previous Post Next Post