Gabar ku riyootay walaalkeeda oo naag guursanayo

Riyada:

Wxan ku riyooday iyado la leyhy wllkay ayaa aroosnaya oo aan leyhy arooskiisii horna wn joogay mrka saddex wiil bn wll nahay 2 rer bay leyhiin 1 baan wali guursan imka wan ilaaway kuu ahaa kii aroosanyay , lkn riyada wn garnyay kadib aan diyaar gorowayno oo family badan joogan gurigyaga,kadib dadka mesha joga qarba leh dhar ma hysno aan arooska ku aadno  ana wxn haysaa dhar aaad u qurx badan o zxpdy kso qaatay.

Gabar ku riyootay walaalkeeda oo naag guursanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad ka dhici doonto gurigiina, dad badan ayaa isugu imaanayo, aroos inay noqoto shardi ma aha wax kale ayay noqon kartaa Ilaahay khayr haka dhigo.


The dream indicates an event that will take place in your house, many people are coming together, a wedding to be a condition is not something else it can be something else God bless you.


Previous Post Next Post