Guri anoo booqanayo oo dagaal aan qof la galayo

Riyada:

Waxan ku riyoday ano guri hada kahor an dagana oo laygu fury inan jarka oo an saxib ahyn utagy anoo inanti la joga oo mobilkeda badhaya oo wasabkeda ayaa gurigii laygu fury waxa timi gabadh wllshy ah way hor istagtay wana iyedhy waxay igu leday nakaly guriga nofur oo furi nasii waxan kuwada inan ku shaqyse any igu ledahy ad ayay idagashy oo imagtay gabadhi markan utagy way igu qaylisay waxany igu tidhi  na inanti shaqalaha hayd watase kaxyso anigu gali mayo gurigee inanti iyo furi ayaan kaxystay iyo furi gurigii waan arki wayay oo guryakale ayaa ku gudbamay kadib qof ayaa ikaxeyay oo igu dhahy anaga kutusayna kadib waan katosy riyadii gabadha adban isudagaly walshy ah riyada dhexdeda wan naxsanahy ilahy khayr hayga dhigo.

Guri anoo booqanayo oo dagaal aan qof la galayo

Fasirka:

Riyada dood ayay tilmaamaysaa oo aad kala kulmi doonto dad aad ku kalsoon tahay, waxaana sabab u noqonaya qof adiga qaraabo kula ah walaal ama qof kale kuu dhow.


The dream describes an argument and you will meet people you trust, and it is due to someone who is related to you by a brother or someone else close to you.


Previous Post Next Post