Riyada gaari qurux badan iyo salaad aan tukanayo

Riyada:

Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo xafad sheekh leyahay ayaan tagy aniga iyo gabadh walshy ahi kadib markan xafadii galy waxa soo istagy gadhi qurux badan oo sheeekh dhar cadcad iyo waxan carabtu madaxa ku xidhaan xidhan kadib gadhigii ayuu dib ufuly aniguna xafadii ayaan galy waxan arky fijano badan oo dayrka yala wan waydiyay yaleh inanba leh oo laracinayaa ayay igu yidhaheen kadib markiba waxan soo qatay sijayad salad ayaan galy anoo qiblada ujeeda kadib waxa safka ila soogashy islaan ayo iah oo kadib islanti saladi may dhamysan lkn anigu waan dhamysty sijayadii ayaan kusi fadhiyay kadib cunugyaroon dhalay oo inana ayaa igu ag ciyarysa oo sijayada markiba wan soo qaty oo kuma dhibtoon sijayadu wa mid gaban o kuwa dhadher maha bal ifasir sheekh

Riyada gaari qurux badan iyo salaad aan tukanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhaqankaaga inuu fiican yahay oo aad mudanayso wax qurux badan, taasna waad heli doontaa, nin waxaad helaysaa oo ku qiimeeya oo lacag leh oona ah qof diinta ku dhaqma oo aqoon u leh.

Dreaming describes your culture as good and you deserve something beautiful, and you will get that, a man you find who values you and has money and who is a religious practitioner who is knowledgeable.

Previous Post Next Post