Riyada masiixu dagaal maxay noqon kartaa

Riyada:

Qeyr allaah kusiiyo inbadan hawen kalena waxan kuriyoday ani io hoyadey jogna wadan uek wadamada carabta wiliba masar say udhisnet waxa soo baxaya nin dheer xoogan dhar duluf wata hal il kutaala markasaa dadkii magalada daganaa kuli ninkii ucararayan anna waan kasoo carara waxan arka hoyadey oo rabto iney ninkii aado xagiisa markasan dhahaa hooyo ha aadin ninkaas waa masiixul dijaal iska jir inaad aktiisa tagto illaahey wuxuu dhahay ninkii raca naarta galinaa hooyo ha aadin aanku qeylinayo beenale waaye maxay noqon karta

Riyada masiixu dagaal maxay noqon kartaa

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa fidno dhinaca diinta, dadka waxay ku dhici doonaan fidnooyin aad u daran, waxaa lagaaga digayaa inaad ku dhacdo fidnadaas sidoo kale hooyadaada waa looga digayaa.


Dreaming describes religious temptations, people will suffer severe temptations, you are warned to fall into that temptation and your mother is also warned.


Previous Post Next Post