Riyada nin cad qamiis wato oo la leeyahay waa rasuulka SCW

 Riyada:

Waxa jirta riyo aan Mar aan dhaweyn kuriyoday cid iifasirta wan wayay waxan kuriyoday ani io walashey guriga banankiis fadhino waxan samada qorax kaso bax ka arka wax waregsan caag uek dhexdisana bil io xidig kusawiran yihiin waxa kudhexjira nin cad qamiis cad madaxa duub cat ugu duban gardheer aamusan tagan dhinaciisana waxa jogan gawar timaheda fiidan yihiin jidna ubaxsan waxay xambarsan tahay cunug yar waxa kaloo akteda joga ilmo kale ciyaraya ano yaban walashey dhahaya fiiri waxan maxa waye nin guriga nala jogay sobaxaya markaso nadhaha rasuulka csw waaye hadana waxan arka ani io walashey mel maqsin faruq ah fadhina waxan daqada ka arka gawadhii samada ku arkayay markasan dhaha waan soo salaama waan sobaxay waxan kusocda jid yar darbi yar dhisan toos daqada utagaya ano jidkii kusocda gawar yar aan dhalay iisarsan nin horteda lugtiisa iiga xeraya jidka wan istaga hooslen fiirina ninka wijigiisa mafiirinayi markaso idhaha haduu rasuulka csw celi idhihi lahaa waan kucelin lahaa lugtiiso iga lexina daqadiyan taga gawadhiya salama dhawanka kashumina doolsho jab aan siinaa wankaso labana walashey uimana markasan dhaha haday rasuulka csw ahan lahayen iney afcarabi kuhadlan ma aheno afsomali leeba kuhadlayen bee amay ogaden yasha yihiin aan dhaha wana qosleyna anno qoslaya kuso kacay waga baryay ilaa io hada wey igu tagan tahay kuwo kale badan aajira wax iifasiro aan wayay mid mid kuweydina insha allaah

Riyada nin cad qamiis wato oo la leeyahay waa rasuulka SCW

Fasirka:

Riyadan waa riyo aad cajiib u ah, waxay tilmaamaysaa towfiiq in Alle ku waafajin doono, farxad ayaad heli doontaa, diintana waad ku dhaqmi doontaa.
Aragtida rasuulka SC waa xaq, qofkii riyo ku arko waa siduu ku arkay, qof kastana ma arki karo, waxaa arko dadka fiican kaliya.
Marka riyada waa bishaaro.

This dream is a very wonderful dream, it indicates a dream that Allah will give you towfiq, you will have happiness and you will practice religion.
The vision of the apostle SAW is true, the person who sees him in a dream is the same as he saw him, and not everyone can see it, it is only seen by the good people.
Then the dream is good news.

Previous Post Next Post