Riyada anoo xinna marsan oo taleefan sawir isaga qaadaya

Riyada:

Waxan kalan kuriyoody isla xaly anoo sawir iska qadaya Mobil ayfona oo gabadh wllshya ledy ayaan iskaga qadayaa waxan marsanahy xine markan shashadii isku qabty een isdhahy iska qad waxan umuqdy qof qurux badan oo xineleh kadib intan iskadayay ayaan kudhahy wllshy na bariban iska qadaya hada cedcedi badhacdee ho mobilka kadib sidacadiga xino malihi ee bal ifasir riyadaas sheekh.

Riyada xinna marsan oo taleefan sawir isaga qaadaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol farxad leh iyo guur aad heli doonto mustaqbalka dhow, xinnaha ama cilaanka waa farxad aad gali doonto waa khayr inshaa Allaah.


The dream describes a happy life and a marriage you will have in the near future, the henna or defect is happiness you will enter is good in the hope of Allah.


Previous Post Next Post