Riyada nin hadiyad dirac iyo cadar ii keenaya

Riyada:

Sheeekh isla xaly waxan arky riyo fidki intan ducysty ayaan sexdy anoo ad ukurbysan kadib waxan riyadii ku arky anoo hadyad laykeny waxa ikeny nin anan arag lkn an maqly uun cadiyan hadyadu waxy ku jirtaa wax yaro cas waxa kaso baxy markan furay Dirac iyo cadar bif iyo cadar madax diricu waa Akhtar waxan tusay falmigayga ano kufaraxsan kawaran.

Riyada nin hadiyad dirac iyo cadar ii keenaya

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu kuu soo bandhigi doono guur, waana nin gacan furan oo wanaagsan, marka haddii ilaahay kuu qadaro isaga ayaad nolol la wadaagaysaa.


The dream indicates that a man will present you with marriage, and he is an open and good man, when if God forbid you will share life with him.


Previous Post Next Post