Riyada gabar ka sheekaynayo saliga nabiga SCW

Riyada:

 Asc sheekh waxan ku riyooday aniga oo gabadh daciyada oo dadkan dacwada kashaqeya oon isnaqano ay ila jogto waxy kashekynaysaa saliga nabiga iyo qisas  laga arky oo fara badan way ishykynaysaa waxa ila joga hoyady iyo wllshy way iga shekynaysa aniguna wan akhriyaya oo kudigrinayaa saliga nabiga gabadhu niqab ayay xidhan jirty lkn way iska qady markan ifasir sheekh waxan ahy garoob.

Riyada gabar ka sheekaynayo saliga nabiga SCW

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dadaalka xagga diinta inaad kordhin doonto oo aad baran doonto dad badan oo dacwada islaamka ka shaqeeyo.

Waa riyo aad u fiican.


The dream indicates that you will increase your religious efforts and educate more people who work in the cause of Islam.

It's a very good dream.



Previous Post Next Post